home All News open_in_new Full Article

Alshabaab oo weerar aargudasho ah ku qaaday Magaalada Baydhabo iyo dhimasho iyo dhaawac ka dhashay

BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Kooxda Alshabab ayaa la soo sheegayaa inay hoobiyayaal ku gareen xaafada ka tirsan Magaalada Baydhabo kuwaasoo geystay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah. Inta la ogyahay hooyo iyo cunug ay dhashay ayaa ku dhintay madaafiicda ay alshabaab soo tuureen kadib markii uu mid ka mida ku habsaday gurigooda oo ku yaal xaafada […]


today 3 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2669980315
Add Watch Country

arrow_drop_down