home All News open_in_new Full Article

Masuul ka tirsanaa qunsuliyada Itoobiye ee Puntland oo meydkiisa laga helay Laas

LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Laas-caanood ee Xarunta Maamulka SSC Khaatumo ayaa sheegaya in la dilay Faarax Caydiid Jaamac oo ka mid ahaa saraakiisha ka shaqeysa Qunsuliyada dowladda Itoobiya ee magaalada Garoowe. Kooxaha dilay ninkaan ayaa la soo sheegayaa inay xalay kala baxeen gurigiisa oo ku yaala Magaalada Laas-caanood ugu danbeyna waxaa maanta meydkiisa laga […]


today 38 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 361561722
Add Watch Country

arrow_drop_down