MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa aad loo faafiyay warbaahin iyo baraha bulshadaba inta inuu warqad is casilaad ah gudbiyay Taliyaha Ciidamada Xoogga Taliye Odowaa Yuusuf Raage islamarkaana uu Madaxweynuhu ka diiday. Guud ahaan jiritaanka warkaan ayaa been ah sida aan xogta ku helnay balse waxaa jira arimo kale oo la isku hayo sida in hogaanada hoose ee hogaaminta […]