home All News open_in_new Full Article

Maxaa ku soo kordhay qoyskii Somaliyeed ee aanada qabiil loo xasuuqay

MANDHERA (DAYNIILE.COM)-Dowlada Kena gaar ahaan ismaamulka Mandhera ayaa ku howlan sidii xal loogu heli lahaa colaad beeleed ka taagan miyiga Mandhera kaasoo sababay in qoys Soomaaliyeed habeen hore saqdii dhaxe la xasuuqo. Qoyskaan oo ka koobnaa lix ruux ayaa habeen hore waqti danbe la dilay dhamaantood kadib markii ay weerareen  maleeshiya beleeed hubeysnaa sidoo kale […]


today 26 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2965102013
Add Watch Country

arrow_drop_down