XIGASHO BBC SOMALI Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii labaad muddo bil iyo bar ah gudaheed ah sameeyey isku shaandhayn kooban ku sameeyey xubno ka mid ah golihiisa wasiiradda. Barre, oo xilka Raysal Wasaaraha Soomaaliya loo magacaabay bartamihi bishii luuliyo ee sanadkii 2022-kii ayaa ugu yaraan 4 jeer labo sano iyo dheeraad uu […]