Wasiirka arrimaha Dibada Turkey Hakan Fidan ayaa ka hadlay arinta aqoonsiga Israa’iil ay Dowlad ahaan ugu aqoonsatay Maamulka Somaliland wuxuuna si gaar ah fariin hawada ugu mariyay maamulka Waqooyiga Somalia ee la baxay Somalland. Hakan Fidan u sheegay Maamulka Somalland ugu horeyn inaanay jirin cid Dowlad ahaan u aqoonsan oo caalamka ka mid ah marka […]