home All News open_in_new Full Article

Maxkamad ku xukuntay dowlada Jarmalka in si sharci darro ah u celisay Qaxooti Soomaali ah

Jun 02 (Jowhar)Maxkamad ku taal magaalada Berlin dalka Jarmalka ayaa xukuntay in Jarmalku jabiyay sharciga magangalyada kadib markii uu saddex dhalinyaro Soomaali ah uu dib ugu celiyay xadka dalka Poland oo ay ka soo gudbeen. Talaabadan ay maxkamadu qaaday ee ah inay muhaajiriintan masaafuriso ayaa caqabad ku ah mawqifka cusub ee socdaalka ee Ra’iisal wasaare […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3273111490
Add Watch Country

arrow_drop_down