home All News open_in_new Full Article

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay xayiraaadda uu Maraykanka kusoo rogay dalal Afrikaan ah

Midowga Afrika (AU) ayaa muujiyay walaac ku saabsan saameynta taban ee ka dhalan karta xayiraadaha socdaal ee uu Mareykanku soo rogay, kuwaas oo saameynaya muwaadiniinta dalal badan oo ay Afrikaan ah ku jiraan. Guddiga Midowga Afrika (AUC) ayaa qiray in dal walba uu leeyahay xuquuq si uu u ilaaliyo xuduudihiisa uguna xaqiijiyo amniga muwaadiniintiisa. Si … The post Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay xayiraaadda uu Maraykanka kusoo rogay dalal Afrikaan ah appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 9 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3660054518
Add Watch Country

arrow_drop_down