home All News open_in_new Full Article

Milateriga Somalia oo howlgal ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay tuulooyin kale oo hoos yimaada degmada Waajid+SAWIRRO

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgal qorshaysan ka fuliyey degaannada Ceel-Xarar, Lafale, Garas, Shimbirow iyo tuulooyin kale oo hoos yimaada degmada Waajid ee gobolka Bakool. Howlgalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday goobaha ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta, waxaana lagu burburiyey saldhigyo iyo gabaadyo ay halkaas ku lahaayeen. Taliyaha Ururka 95-aad, Guutada 9-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka […]


today 9 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2607536144
Add Watch Country

arrow_drop_down