home All News open_in_new Full Article

Mustafa Dhuxulow oo shir gudoomiyay kulan ku saabsanaa xakameynta socdaalka sharci darrada ah+SAWIRRO

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Dhuxulow ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo ay ka soo qeyb galeen Agaasimeyaasha Waaxyaha Jinsiyadda, Baarista, Xuduudaha, lataliyaasha, iyo madaxda xafiisyada iyadoo kulanka looga hadlay qiimeynta tayeynta baasaboorka Soomaaliga iyo xakameynta socdaalka sharci darrada ah. Mudane Mustafa Dhuxulow ayaa si gaar ah diiradda u saaray […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2073557463
Add Watch Country

arrow_drop_down