home All News open_in_new Full Article

Ninkii Ameerikaanka ahaa ee sida xun u dilay wiilka Falastiiniga ah oo xukun lagu riday

Milkiile guri oo kasoo jeeda gobolka Illinois ee dalka Mareykanka ee sida xun toorrey ugu dilay wiil lix jir Falastiini-Ameerikaan ahaa sidoo kalena hooyadiis si daran u dhaawacay ayaa lagu xukumay 53 sano oo xabsi ah. Joseph Czuba, oo 73 jir ah, ayaa bishii February lagu helay dil iyo dembiyo naceyb ah kadib markii uu … The post Ninkii Ameerikaanka ahaa ee sida xun u dilay wiilka Falastiiniga ah oo xukun lagu riday appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 16 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 565851530
Add Watch Country

arrow_drop_down