home All News open_in_new Full Article

Qarax dhimasho badan sababay oo ka dhacay deegaan ku dhaw Degmada Ceeldheer

CEELDHEER (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Ceel-dheer ee bariga Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay deegaanka Sarta-magan oo Maagalada ku dhaw kaasoo lala eegtay gaari ay ku safrayeen dad shacab ahaa. Sida Wararku tilmaamayaan qaraxaan waxaa ku dhintay  8 ruux oo uu ku jiro darawalkii gaariga kaxeynayay,waxaana la tuhunsan yahay in Alshabaab […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1335327947
Add Watch Country

arrow_drop_down