Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa ka hadashay roobab iyo fatahaad wabio oo ka dhacay Maamul Goboleedyada Soomaaliya qaarkood sida Hirshabelle iyo Gal-mudug kuwaasoo saameyn ku yeeshay kumanaan dad ah. Daadad ka dhashay roobabkaasi iyo wabiga oo soo baxsaday ayaa sababay barakac ,dhimasho iyo dhaawac intaba sida ay cadeysay Hay’adda arrimaha bani’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee […]