home All News open_in_new Full Article

Ra’iisul wasaare Xamze oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada

Apr 27(Jowhar) Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa sameeyay isbadallo taabanaya Xafiiska Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad iyo Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Gaashaandhigga. Sida warbaahinta uu u sheegay Afhayeenka xukuunada Farxaan Jimcaale, mudane Jibril Cabdirashiid oo dhawr toddobaad ku magacaaban Wasiirka Gaashaandhigga ayaa loo wareejinayaa Ra’iisul Wasaare ku Xigeen, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa noqoday […]


today 67 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 742583571
Add Watch Country

arrow_drop_down