home All News open_in_new Full Article

Ruushka oo sheegay inuu ka shaqaynayo nabadda Ukraine ka dib markii Trump uu sheegay inuu ‘ka xanaaqay’ Putin

Madaxtooyada Ruushka ee Kremlin-ka ayaa Isniintii sheegtay in Ruushka iyo Maraykanku ay ka shaqeynayaan fikrado ku saabsan xal nabadeed oo suurtagal ah oo ka dhaca Ukraine iyo sidii loo dhisi lahaa xiriir laba geesood ah, inkastoo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu sheegay in uu "ka xanaaqay" Vladimir Putin.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2513396719
Add Watch Country

arrow_drop_down