home All News open_in_new Full Article

Safiirka Midowga Yurub oo Garoowe u joogta la kulanka madaxweyne Deni

Jan 19(Jowhar)-Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, oo ay weheliyaan diblumaasiyiin kale, ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe, halkaas oo ay kulamo rasmi ah kula yeelanayaan Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Madaxweyne Deni ayaa saacadaha soo socda ka soo laabanaya Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu maalmahan ugu  maqnaa safar shaqo. Kulamada dhexmaraya labada […]


today 11 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 892565747
Add Watch Country

arrow_drop_down