home All News open_in_new Full Article

Sambaloolshey oo mar kale loo doortay xubin baarlamanka Soomaaliya ka tirsan

NATIIJADA KURSIGA #HOP058 EE KA BANNAANAA BAARLAMAANKA 11-AAD Maanta oo ay taariikhdu tahay 20-ka bisha Juun, 2025 Waxaa xarunta Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ka dhacday doorashada dib-u-buuxinta kursiga #HOP058 kaas oo ka bannaanaa Baarlamaanka 11-aad ee Dalka. Doorashada oo ay ka soo qeybgaleen xubno labada gole ee Dowladda, bulshada rayidka iyo ergada beesha leh kursiga […]


today 9 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 291936875
Add Watch Country

arrow_drop_down