home All News open_in_new Full Article

Sanatar Muuse Suudi “kaarka doorashada waxaan ka qaatay Deg.Karaan, meel kale hadaan isku tagana waa la i xiraa”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa maanta Degmada Kaaraan ka qaatay kaarka diiwaan gelinta doorashooyinka qof iyo cod. Sanatarka ayaa tilmaamay in degmooyin badan ay soo dalbadeen inuu kaarka ka qaato laakiin uu Kaaraan doortay. “Waxaan maanta iska diiwaan-galiyey degmada Kaaraan, meel kale hadii aan aado waa la i xiraa, marka dadweynow is diiwaan geliya […]


today 13 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 967284441
Add Watch Country

arrow_drop_down