home All News open_in_new Full Article

Sarkaal ka tirsan Maamulka Galmudug oo goor dhaw lagu dilay Gobolka Galgaduud

CABUD-WAAQ (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsan ilaalada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa goordhow lagu dilay inta u dhaxaysa Balanbale iyo Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud xili safar ay ku jireen. Allaha u naxariistee ninkaan oo lagu magacaabo Sadi Caanood ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa saraakiisha ilaalada Madaxweyne xigeenka Maamulka Galmudug walina si rasmi ah looma oga kooxda […]


today 11 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2437977402
Add Watch Country

arrow_drop_down