home All News open_in_new Full Article

SAWIRRO: Barakac ka dhashay dagaalka u dhexeeya Dowlada Suuriya iyo Kurdiyiinta

XALAB (DAYNIILE.COM)-Dagaal ba’an oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Suuriya iyo xoogagga Kurdiyiinta ee SDF ayaa maalintii saddexaad oo xiriir ah ka socda waqooyiga magaalada Xalab, kaasoo ku qasbay tobanaan kun oo qof oo shacab ah inay ka barakacaan guryahooda. Taliska ciidamada Suuriya ayaa soo rogay bandow guud ahaan xaafadaha ay ku badan yihiin Kurdiyiinta ee […]


today 9 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2421206886
Add Watch Country

arrow_drop_down