home All News open_in_new Full Article

Suuriya: Ciidamada oo galay magaalooyinka bariga Aleppo iyagoo dagaal weli kula jira ciidamada SDF

Ciidanka Suuriya ayaa sheegay in ciidamadoodu ay la wareegeen Deir Hafer, Maskana iyo tobanaan magaalo iyo tuulooyin kale oo ku yaal bariga Aleppo iyadoo Ciidamada Kurdida ee SDF ay ka baxeen deegaano horleh.


today 55 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1434348705
Add Watch Country

arrow_drop_down