home All News open_in_new Full Article

SAWIRRO: Wasiirka Batroolka oo dul tagay markabka sahminta shidaalka Somalia ee Dalka Turkey

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa maanta dultagay Maraakiibta loo diyaariyay qodista Shidaalka Soomaaliya oo ku sugan badda Madow. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS, oo ay socdaalka ku wehlinaayeen quburo ka socotay Dowladda Turkiga iyo guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed ayaa lakulmay Injineerada […]


today 9 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3296744833
Add Watch Country

arrow_drop_down