home All News open_in_new Full Article

“Sidii Waddani iyo Kulmiye Albaabka idinka xidhan maayo Xisbiga Kaah” Guddoomiye Maxamuud Xaashi

“Qurbejoogga waxaan leeyahay, Xisbiga KAAH albaabada idinka xidhan maayo, sidii Xisbiyada Waddani iyo kulmiye hore idiinka xidheen, laakiin waxaan idiin balanqaadaynaa in albaabadayada, quluubtayada, iyo dhegahayaguba, ay abidkood idiin furnaan doonaan. Mar kale waxaan leeyahay, Xisbiga KAAH noqon maayo saaxiibka jiilaalka ee qurbejoogga iyo qol qol-joogta. Laakiin KAAH, wuxuu noqon doonaa saaxiibkiinna joogtada ah ee … The post “Sidii Waddani iyo Kulmiye Albaabka idinka xidhan maayo Xisbiga Kaah” Guddoomiye Maxamuud Xaashi appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 15 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1493877334
Add Watch Country

arrow_drop_down