home All News open_in_new Full Article

Tabashada Koofur Galbeed oo dib u dhigtay xafladii shaacnta xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka

May 07(Jowhar) Waxaa dib u dhac ku yimid xafladdii shaacinta Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka JSP, sida ay inoo xaqiijiyeen xubno ka tirsan Guddiga Qaban qaabada. Xafladdii shaacinta oo lagu waday in gelinka dambe ee maanta ka dhacdo Hoolka Sahal Terminal ayaa dib loo dhigay, sababo la xiriira wadatashiyo ku aadan hannaanka iyo qaab dhismeedka Hoggaanka […]


today 64 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1222649117
Add Watch Country

arrow_drop_down