Muqdisho, 04 May 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir iyo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalin ayaa si wadajir ah u dhagax dhiggay dhismaha Waddada Laamiga ee Degmada Dayniile. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dhismaha waddadaan uu qeyb ka yahay fulinta mashaariicyo horumarineed oo lagu […]