home All News open_in_new Full Article

XOGTA: Dagaal siyaasadeed oo ka dhex qarxay Gud.Xamarweyne iyo masuuliyiinta Gobolka Banaadir

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dagaal siyaasadeeed oo aan waxba la isula harin ayaa ka dhex qarxay Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho iyo masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir kaasoo hada banaanka u soo baxay. Khilaafkaan iyo dagaalkaan oo baraha bulshada ku dhexmaraya labada dhinac ayaa qarxay markii Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne uu ku eeddeeyay madaxda maamulka Gobolka Banaadir in mashruuc […]


today 38 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2728180961
Add Watch Country

arrow_drop_down