home All News open_in_new Full Article

Wasiir Fartaag iyo Gudoomiye Amiir oo iskala qeybgalay shir amniga looga hadlaayay+SAWIRRO

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kala qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Caasimadda Mudane Maxamed Axmed Amiir, shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlayay sidii loo dardargelin lahaa Amniga Caasimadda iyo qaadashada kaararka codbixinta doorashooyinka ee Isdiiwaangelinta dadweynaha. Shirka ayaa waxaa warbixin la xariira Amniga iyo habsami u socodka […]


today 15 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2605674501
Add Watch Country

arrow_drop_down