home All News open_in_new Full Article

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu hambalyaynayaa guusha ballaadhan ee uu gaadhay Qaranka

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu hambalyaynayaa guusha ballaadhan ee maanta uu gaadhay Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.taas oo astaan u ah midnimo, adkaysi iyo horumar qaran. Shacabka Somalilandna waxaannu ugu baaqaynaa in ay si nabadgalyo ah ugu dabaaldegaan guushan, isla markaana ilaaliyaan ammaanka, kala dambaynta iyo wadajirka bulshada. Guul Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. The post Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu hambalyaynayaa guusha ballaadhan ee uu gaadhay Qaranka appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 938497099
Add Watch Country

arrow_drop_down