home All News open_in_new Full Article

Uganda oo sheegtay in khatar culus ay kasoo socota Kooxda Al shabaab

Wasiirka Difaaca dalka Uganda, Hon. Jacob Marksons Oboth, ayaa ka dhawaajiyay in ammaanka Soomaaliya uu sii xumaanayo, isagoo ku baaqay in si deg deg ah loo xoojiyo ciidamada Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya. Wasiirka waxa uu xusay in si looga hortago dhul balaarsiga ay soo sameenayaan Kooxda Al shabaab ay wiiqi doonto guulihii horey looga … The post Uganda oo sheegtay in khatar culus ay kasoo socota Kooxda Al shabaab appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2418660170
Add Watch Country

arrow_drop_down