home All News open_in_new Full Article

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Iiraan iyo Israa’iil oo galay maalintii 6

Qaraxyo ayaa gilgilay magaalooyinka Tel Aviv iyo Tehraan kadib duqeymo labada dhinac dhanka hawada isku dhaafsadeen. Dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Israa’iil oo dhinac ah iyo Iiraan ayaa galay maalintii lixaad maanta oo ah Arbaco xili Iiraan xalay duqeymihii ugu cuslaa u geystay Magaalooyinka Yuhuuda oo la arkayay holaha ka baxayay meelihii ay gantaladu ku […]


today 26 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3113261560
Add Watch Country

arrow_drop_down