MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Xassan Sheekh ayaa wiilkiisa u magacaabay Taliyaha ilaalada Madaxweynaha waxaana lagu magacaabaa C/fataax kaasoo hore ula shaqeyn jirey madaxweynaha. Xilkaan oo ah mid ciidan ayaa hadana miisaankiisa leh waxaana waerarku tilmaamayaan in wiilku soo bartay qeyb ka mida waxbarashada ciidamada isagoo dalka dibadisana ku soo bartay. C/fataax Xasan Sheekh wuxuu wax ku […]