home All News open_in_new Full Article

Xassan Cali Kheyre iyo Shariif oo war ka soo saaray dagaalka saaka ka dhacay Ceeldheer

Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed ayaa goor dhaw war ka soo saaray dagaaka saacadaha badan qaatay ee saaka ka dhacay Magaalada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud halkaasoo guul weyna ay ka gaareen ciidamada Dowlada markii Alshabaab ay isku dayeen inay qabsadaan Magaaladaasi. Qoraal uu Xasan Cali […]


today 4 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2397308312
Add Watch Country

arrow_drop_down