Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhaw shir jaraaid ay wada qabteen isaga mucaaradka kale wuxuu kaga hadlay dagaalkii maanta dhexmaray ciidamadooda iyo kuwa Booliiska Soomaaliya kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac. Xasan Ca;i Kheyre wuxuu sheegay in mid ka mid ah ilaaladiisa ay dileen ciidamada Dowlada islamarkaana lagu dhuftay baasuuke sidaana uu […]