home All News open_in_new Full Article

Xildhibaanada Mucaaradka oo Caawa eedeyn kulul u jeediyay Gudoomiye Aadan Madoobe

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Shir Jaraa’id oo ay goor dhaw oo caawa ah Muqdisho ku qabteen qaar ka mid ah xildhibaanada mucaaradka ee ku kacsan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe ayaa eedeyn culus waxay u jeediyeen Gudoomiyahooda. Xildhibaanada intooda badan waxay ka sinaayeen in Gudoomiye Aadan Madoobe maanta adeegsaday ciidamo isaga ka socday kuwaasoo nabad sugid u badnaa […]


today 7 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4016631954
Add Watch Country

arrow_drop_down