home All News open_in_new Full Article

WAR DEG DEG AH: Aadan Madoobe oo 20 xildhibaan ka joojiyay fadhiyada Baarlamaanka

Iyadoo ay cirka isku sii shareereyso xiisada u dhexeysa Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe iyo qaar ka mida Xildhibaanada ayaa waxaa maanta ilaa caawa socota isku jawaabid. Caawa waxaa shir jaraa’id qabtay xildhibaanada mucaaradka kuwaasoo ku eedeeyay gudoomiyaha inuu maanta ciidamo u isticmaalay hadana isla caawa waqti danbe waxaa warqadi ka soo baxday Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan […]


today 5 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3584958389
Add Watch Country

arrow_drop_down