home All News open_in_new Full Article

Xukumada Somaliland ayaa maanta qaramaysey Ciidankii Madaniga ahaa ee ku sugnaa Degmada Bohol ee Gobolka Sool.

Munaasibad kooban oo loo qabtay wareejinta ciidanka waxa ka soo qayb galay Taliyaha Ciidamada Qaranka, Wasiirada Wasaaradaha Gaashaandhiga, Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka ku Xigeenka Maalgashiga Xilidhibaano ka tirsan Golaha wakiilada, Salaadiin Cuqaal Saraakiil Kale. The post Xukumada Somaliland ayaa maanta qaramaysey Ciidankii Madaniga ahaa ee ku sugnaa Degmada Bohol ee Gobolka Sool. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2352175068
Add Watch Country

arrow_drop_down