home All News open_in_new Full Article

Dowlada maanta qabatay xuska Maalinta Farshaxanka Adduunka+SAWIRRO

Muqdisho, 15 April 2025: Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay xuska Maalinta Farshaxanka Adduunka. Xuskaan ayaa ah sanadkii labaad oo ay wasaaraddu qabanayso, taas oo muhiimad gaar ah u leh dhiirrigelinta farshaxanka, dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed iyo horumarinta fursadaha shaqo iyo hal abuur ee dhalinyarada. Munaasabadda waxaa ka qeyb […]


today 6 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2533605853
Add Watch Country

arrow_drop_down