home All News open_in_new Full Article

Xuutiyiinta Yemen oo sheegteen mas’uuliyadda laba gantaal oo lagu weeraray Israa’iil

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegteen mas’uuliyadda laba gantaal oo lagu weeraray Israa’iil, warbaahinta Aljazeera ayaa horey u sheegtay in ciidamada Israel ay sheegteen in ay qabteen labo gantaal oo laga soo tuuray Yemen horaantii maanta laba dhacdo oo kala duwan. Kooxda Xuutiyiinta ee Hubaysan ayaa xaqiijisay weerarradaas, iyagoo sheegay inay jawaab u ahaayeen weerarkii shalay dadka […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1795004845
Add Watch Country

arrow_drop_down