home All News open_in_new Full Article

Ajaanib Daacish ka tirsanaa oo Puntland isku soo dhiibay iyo af

CALMISKAAD (DAYNIILE.COM)-Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Afhayeenka howlgalka ciribtirka Argagixisada Daacish ee Puntland  Gen. Maxamuud Maxamed Axmed (Faadhigo) koox ajaanib ah oo ka tirsanaa Daacish ayaa isku soo dhiibay Maamulka Puntland. Af-hayeen Faadhigo wuxuu sheegay in ajaanibtu yihiin 3 dagaalame oo u dhashay dalka Itoobiya gaar ahaan Qowmiyada Oromada kuwaasoo iska soo dhiibay miyiga Toga […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3242354277
Add Watch Country

arrow_drop_down