DADAB (DAYNIILE.COM)-Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa la soo sheegayaa inay saaka aroortii weerar ku qaadeen xero Milateri oo Ciidamada Kenyku leeyihiin Deegaanka Sareedo oo hoos taga Magaalada Dadab ee ku dhaw xad beeneedka Soomaaliya iyo Kenya. Dagaalka oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa ka hadlay oo guulo ka sheegtay kooxda Alshabaab ,iyagoona barahooda bulshada ku […]