home All News open_in_new Full Article

“Guddi baadhiseed ayaanu u saarney gaddoodkii ka dhacay Xabsiga dhexe ee degmada Borama”Wasiirka Cadaaladda JSL.

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay guddi baadhitaan u saartay gadood ay sameeyeen maxaabiistii ku jirtay Xabsiga dhexe ee degmada Borama, ee gobolka Awdal taas oo sababtay dhimasho iyo dhaawac. Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland, Mudane Yoonis Axmed Yoonis, oo magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal, u tagey xalinta shaqaaqadii ka dhacday magaaladaasi, ayaa BBC Somali, u … The post “Guddi baadhiseed ayaanu u saarney gaddoodkii ka dhacay Xabsiga dhexe ee degmada Borama”Wasiirka Cadaaladda JSL. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3936081676
Add Watch Country

arrow_drop_down