home All News open_in_new Full Article

Tababar loo Qabtay Kormeerayaasha (Supervisors) Goobaha Imtixaanaadka Qaranka JSL.

Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ayaa maanta tababar muhiim ah u qabatay kormeerayaasha (supervisors) xarumaha lagu qabanayo Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee heer Qaran ee Fasalada 8-aad iyo 4-aad ee sare. Tababarkan oo ka dhacay xarunta wasaaradda ayaa lagu lafaguray dhammaan xeerarka iyo shuruucda lagu hago maamulka iyo hawlgalka goobaha imtixaanaadka. Waxaana looga gol lahaa in … The post Tababar loo Qabtay Kormeerayaasha (Supervisors) Goobaha Imtixaanaadka Qaranka JSL. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 17 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2266011699
Add Watch Country

arrow_drop_down