home All News open_in_new Full Article

Dowlada Japan oo berito Jabuuti u direysa diyaarado waa weyn oo nuuca ciidamada ah

DJABUTI (DAYNIILE.COM)-Dowladda Japan ayaa berito oo sabti ah waxay laba diyaarad oo nuuca xamuulka ciidamada ah u direysa dalka Jabuuti. Diyaaradahaan oo markiiba qaada karta ku dhawaad 1500 ruux  ayay Dowlada Japan dooneysaa inay ku soo daabusho muwaadiniinteeda ku kala sugan dalka Iiraan iyo Israa’iil madaama dagaalka u dhexeeya uu sii badanayo.  Wasiirka Gaashaandhiga Dalka […]


today 5 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1266465508
Add Watch Country

arrow_drop_down