home All News open_in_new Full Article

Firdhiye “laamaha amaanka waa lagula xisaabtami, qalad bayna ku ahayd in dambiilayaal la geeyo imtixaan”

CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Hogaamiyaha maamulka cusub ee SSC Khaatumo C/qaadir Aw-Cali Firdhiye oo maalmo badan ku sugnaa Muqdisho ayaa maanta ku laabtay Magaalada Laas-caanood ee Xarunta maamulkiisa. Madaxweyne Firdhiye ayaa soo dhaweyntiisa kadib wuxuu si kulul uga hadlay talaabo dhawaan ciidamada Booliiska Laas-caaood qaadeen markii wiilal ku eedeysan kufsi u ogolaadeen inay ka qeybgalaan imtixaanka dugsiga sare. […]


today 7 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 658893082
Add Watch Country

arrow_drop_down