KISMAAYO (DAYNIILE.COM)- Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa maamulka Jubaland ay maanta iska kaashteen howgal ka dhan ahaa Alshabaab. Sida Dowlada iyo Jubaland sheegeen howlgalka waxaa lagu dilay ilaa 25 dagaalame oo ka tirsan kooxda Alshabaab kadib markii la sku fara saaray deegaan ku dhaw Buulo-Xaaji oo xoogaa […] Other
Ugu yaraan 25 ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay… Other
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Gaasdhaandhiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ka badan 41 horjoogyaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa alshabaab in lagu dilay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Ceelhareeri ee Gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa hal hal u tiriyay magacyada saraakiisha laga dilay Alshabaab iyo kuwo la dhaacay kuwaasoo sidoo kale uu mid mid u […] Other
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka gaar ahaan taliskooda Afrika ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay deegaano ku dhaw magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan ayaa la sheegay in si gaar ah loogu beegsaday Deegaan waqooyi-galbeed kaga beegan Kismaayo qiyaastii 40 KM halkaasoo ay ku sugnaayeen dagaalyahano Alshabaab ka tirsan. Kooxahaan xaga cirka laga […] Other
KAAM-JIROON (DAYNIILE.COM)-Howlgal ay iska kaashadeen ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Maamulka Jubaland ayaa la soo sheegayaa inay ku dileen saraakiil sar sare oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab. Howlgalka oo ka dhay deegaanka Kaam-jaroon ee Gobolka Jubada hoose oo hore talis ugu ahayd kooxda Alshabaab ayaa lagu qaarajiyay laba sarkaal xilal ka hayay kooxda Ashabaab. Labada […] Other
Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, ayaa gobolka Jubbada Hoose ku soo bandhigay hubkii ay ka soo furteen Khawaarijta oo saacadihii lasoo dhaafay, ee lagu laayey howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Barjaale oo hoos taga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalkaas ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay dileen in ka badan […] Other
Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab oo garab ka helaya kuwa Jubbaland ayaa laga sameeyay duleedka deegaanka Barjala ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalkaan oo si xeeladaysan loo fuliyay ayaa lagu burburiyay fariisimo istaraatiiji ah oo kooxda Khawaarijta ay ku lahaayeen deegaankaas, kuwaas oo muhiim u ahaa isku xirka iyo […] Other
Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, ayaa gobolka Jubbada Hoose ku soo bandhigay hubkii ay… Other