home All News open_in_new Full Article

Mareykanka oo duqeymo ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay deegaanada Jubaland

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka gaar ahaan taliskooda Afrika ayaa duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyay deegaano ku dhaw  magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan ayaa la sheegay in si gaar ah loogu beegsaday Deegaan waqooyi-galbeed kaga beegan Kismaayo qiyaastii 40 KM halkaasoo ay ku sugnaayeen dagaalyahano Alshabaab ka tirsan. Kooxahaan xaga cirka laga […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2080436159
Add Watch Country

arrow_drop_down