home All News open_in_new Full Article

Rag looga shakisan yahay Al shabaab oo shaqaale ka afduubtay dalka Kenya

Labo ka mid ah shaqaalaha dhagaxa qoda ayaa dabley looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin al-Shabaab ka afduubteen deegaanka Shimbir oo ka tirsan degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Sida laga soo xigtay warbixinnada booliska, dhacdadaan oo dhacday xilli duhurnimo ah markii dabley la rumeysan yahay inay ku dhuumaaleysanayaan duurka ku dhow … The post Rag looga shakisan yahay Al shabaab oo shaqaale ka afduubtay dalka Kenya appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 5 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 520272630
Add Watch Country

arrow_drop_down