May 04(Jowhar) Shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maalintii labaad ka socda Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaasha Baarlamaanadda wadamada Carabta, waxaana sanadkan shirka looga hadlay arrimaha guud ahaan wadamada carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Soomaaliya […]