home All News open_in_new Full Article

Hoobiyayaal Saaka lagu garaacay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo xerada Xalane

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kooxda Alshabaab ayaa tira madaafiic hoobiyayaal ah waxay saaka ku garaaceen Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo xerada Xalane oo ay degan yihiin ajaanibta reer Galbeedka. Xaafado ka tirsan  Degmada Wada-jir ayay hoobiyayaashu ku daateen walina khasaaraha faah-faahin lagama helin. Hoobiyayaasha qaarkood ayaa ku dhay Xalane iyo Garoonka diyaaradaha kuwaasoo aan xogtooda la heli karin madaama […]


today last month attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2563301066
Add Watch Country

arrow_drop_down