home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Xasan oo safar qarsoodi ah ku tagay dalka Itoobiya

Nov 12(Jowhar)-Warar soo baxaya ayaa sheegaysa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu saaka waaberigii hore gaaray magaalada Addis Ababa, caasimadda dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynaha ayaa ahaa mid si weyn loo qariyey, iyadoo aysan jirin mas’uuliyiin dowladeed oo safarkiisa ku wehelinayey. Wararka la helayo waxay xaqiijinayaan in Madaxweyne Xasan uu ku tegay diyaarad […]


today 11 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1830355819
Add Watch Country

arrow_drop_down